Posts

Masjid AL Madiina

  Linkiga Is Diwaan Galinta Dawrada Masjid AL Madiina Kalkii Labaad Formka Diwaangalinta ardayda ka soo qayb galaysa dawrada 2aad ee masjid madiina -Hargeysa , oo la qaban doono 12/07/2025 (17/01/1447 H ) oo dhamaan doonta 22/07/2025 (27/01/1447 H) , diwaan galintu waxay socondoonta mudo 3 maalimood ah.  ðŸ“•Link-gan  guji si aad  isku diwaan galiso.  Dooro Magaalada: 1.   Hargeisa 2.  Goob kale