Masjid AL Madiina

 Linkiga Is Diwaan Galinta Dawrada Masjid AL Madiina Kalkii Labaad

Formka Diwaangalinta ardayda ka soo qayb galaysa dawrada 2aad ee masjid madiina -Hargeysa , oo la qaban doono 12/07/2025 (17/01/1447 H ) oo dhamaan doonta 22/07/2025 (27/01/1447 H) , diwaan galintu waxay socondoonta mudo 3 maalimood ah.

 📕Link-gan  guji si aad  isku diwaan galiso. 


Dooro Magaalada:

1. Hargeisa


2. Goob kale